Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Kulmiye..Shirkii Golaha Dhexe Oo Maantana La Xidhay
August 25, 2008


Shirkii Golaha Dhexe ee Kulmiye, kana socday Magaalada Burco, ayaa maantana laxidhay oo dib loo dhigay tan iyo berito. Arrimaha la isku khilaafsan yahay waxaa ka mid ah, xeerka lagu dooranayo murashaxiinta xisbiggu u sharaxayo, jaggada Madaxweynaha iyo ta ku xiggeenka.

Waxaa kale oo jirta in aan la ansixin xeer hoosaadka Golaha Dhexe ee xisbigga, ay ahaydna in uu ansaxiyo shirweynihii xisbiggu qabsaday dhamaadkii bishii March ee sannadkan; taas oo shirweynuhu ku riixay in golaha dhexe ansaxiyo ilaa imminkana aanu ansixin. Mas'uul Kulmiye u hadlay ayaa sheegay, in ansaxinta xeer hoosaadka ah iyo dooda la gelinayo, xeerka lagu dooranayo murashaxiinta xisbiggu ay noqdeen 2 arrin oo ay tahay in shirkan Golaha Dhexe lagu dhameeyo.

Waxa kale oo loollan xoogani ka jiraa jagada murashaxa madaxweyne ku xiggeenku ninkuu noqonayo 4 xubnood ayaa jaggadaa u tartamaya, madaxda kulmiyana, weyku qeybsan yihiin qofba ninkuu taageerayo gudoomiyaha xisbigga kulmiye oo lagu tuhunsan yahay inuu xanbaarsanyahay murashax Saylaci Awdal waxa si addag uga soo horjeeda xubno katirsan madaxda kulmiye oo badankoodo ay taageersan yihiin C/raxmaan Aw-Cali Faarax .

Shirka berito ayaa la eegi doonaa in ay arrintu kala miiranto iyo inkale . Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi oo kula tartamayey Axmed Siilaanyo jagada murashaxnimada M/weynenimada ayaa maanta ka tanaasulay tartankii uu arrintaa ugu jirray. Dadka indha indheeyaa siyaasada Kulmiye, waxay tilmaamayaan in culeys ay beeshu saartay xildhibaankaa siduu talaabadaa u qaado waxaa kale oo wararka ku jirra intiro 50 kudhow lagu kordhiyey golaha dhexee kulmiye, jaggooyinbanaana la hakiyey .







 

 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp