Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Kulmiye.. Muu Ka Nabadgeli...
August 24, 2008


Dad badani, waxay is weydiinayaan Kulmiye muu ka nabadgeli burbur, marka la eego, xiisadaha siyaasiga ee ku gadaaman, Shirkan Burco uga bilaabmay ee uu xisbigu, usoo saarayo Murashaxiisa Madaxweynenimo iyo Madaxweyne-Ku-Xigeenimo, Gudoomiyaha Golaha Dhexe .

Warar xog xogaal ahi waxay sheegayaan in uu Axmed Siilaanyo, u cadeeyay xubno Golaha Dhexe ku jira, sigaar ahna isagu xiran yihiin, in uu wato ku xiggeeenka madaxweynaha, murashax Saylaci J-Awdal; talaabadaas oo sadexdii murashax ee kale xisaabta ka saartay . Cabdiraxmaan Awcali Faarax, oo taageero ka haysta xubno culeyskooda leh, ayaa la filayaa, in ay kulanka soo socda si xoogan, uga horyimaadaan, xulashaaada gudoomiyaha Kulmiye uu muujiyey in uu wato Saylaci; taas oo laga yaabo in ay shirka ka dareeraan, intaan la codeynba xubno katirsan golaha dhexe.

Waxyaabaha lagu gaadhay shirkii gar adag ayaa la leeyahay, waxaa ka mid ahaa in aanu Axmed Siilaanyo kola banneynin jaggada Gudoomiyaha Kulmiye, si aanu hoggaanka xisbigu uga bixin gacanta Bariga Burco. Qodobkaasi waxaa sigaar ah u didiyey, ninkii u hanqal taagaayey jagadaa gudoomiyaha xisbigga , marka Axmed Silaaanyo loo sharaxo jagadaa m/weyne nimo. Muuse Biixi oo filayey inuu hogaanka xisbigga ka dhaxlo Siilaanyo, ayaa isaga iyo in taageersaneyd G/dhexe, ayey siinayaan taageeradooda Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax , iyagoo murashax Siilaanyo wato toos ugu hor imman doona.sidda muuqata, murashaxninimada M/weynenimada in Silaanyo ku cadcadyahay; waa ta Kulmiye ayaad moodaa, hase yeeshee , dagaalka ka oogan ku adkaysiga Siilaanyo uu ku adkeysanayo xooggaan, murashaa kuxigeen nimada madaxweyne nimo ayaa la filayaa, inay kulmiye ku keento gilgil xisbiga buburiya Waxa muuqata in aanu Silaanyo, buuga Boraka obama , hal saderna ka akhriyin; weedhii Boraka Obama oo ahayd, 'Nin, Haye 'Waxwalba iyidhaa, u xulanmaayo ku xiggeen nimadeyda ".Waxaa la filayaa, haduu ku guleysto Gudoomiye Siilaanyo barnaamijkiisa shilka xisbiga ku wajahan, in hadaan xisbigu burburin ay doorashadu iman doonto issaga oo aad u dhiig-baxay.









 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp