Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Madaxweyne Rayaale Oo Wasiir Cusub U Magacaabay Wasaarada Dib U Dedinta Somaliland
August 20, 2008


Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta u magacaabay Wasiir cusub Wasaarada Dib u Dejinta Somaliland.

Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan yahay afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Siciid Cadaani Mooge.

Madaxweynuhu, isaga oo tix raacaya qodobka 90-aad ee dastuurka Somaliland,faqradiisa labaad , isla markaana tix gelinaya ahmiyada weyn ee Wasaarada Dib u Dejintu u leedahay dhismaha Qaranka waxa uu u magacaabay Wasiirka Wasaaradaasi Mudane Maxamed Yuusuf Cismaan .

Madaxweynuhu isaga oo ku qanacsan kartida aqooneed iyo hufnaanta shaqo ee
uu leeyahay Mudane Maxamed Yuusuf Cismaan waxa uu ku amray in sida ugu
dhakhsaha badan uu ula wareego xilka loo igmaday.

__

Source: Hadhwanaag News






 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp