Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Somaliland Oo Xalay Dayax Madoobaad Laga Dareemay
August 17, 2008


Habeenimadii xalay waxaa guud ahaan wadanka Somaliland laga dareemay dayax madoobaad, taasoo dhalisay in masaajidyada dhib loo wado furo oo loo camiro si loo tukado salaada dayax madoobaadka.

Guud ahaan magaalooyinka kala duwan ee Somaliland ayaa laga maqlayay sawaxanka Masaajidyada iyadoo dadka intooda badan kusoo tooseen dhawaaqa Masaajidyada taasoo keentay inay guud ahaan shacabka iskugu soo baxaan banaanada oo ay u tukadaan salaada Allena baryo iyo cafis weydiistaan.

Dadweynaha ayaa lagu arkayay iyagoo cirka eegaya si ay u daawadaan qaabka uu dayaxa u madoobaaday, iyagoo dadkana ay koox koox goobaha u tubnaayeen isla markaana iskugu weydiisanayeen in Alle cafis la weydiisto.

Culumaa'idiinka magaalooyinka kala duwan ee Somaliland ayaa Alle ka baryay inuu cafis u muujiso umadiisa, waxeyna ugu baaqayeen shacabka in Alle lagu xirto oo si weyn loo guto Salaada.

Waa markii ugu horeysay oo in muddo ah la arko dayax madoobaad, cirko oo ahaa cadaan ifaya ayaa mar uun isku badalay mugdi iyadoo qarsoomay dhamaan dayaxa oo si qeyb qeyb ah kolba u madoobaanayay aaqirniina waxuu noqday mid guud ahaan madoobaaday.

__

Source: Qaran News




 

 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp