Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI
Wasiirkii Hore Ee Dib U Dejinta Oo Xilkii Ku Wareejiyey W/ Ku Xigeenka
August 16, 2008


Wasiirkii hore ee Dib u dejinta Somaliland Md Abshir Maxamed Xasan, ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradda ugu wareejiyey Wasiirku xigeenka Md Cabdixakiim Garaad Maxamed.

Xafladii xil wareejinta oo ka dhacday xarunta wasaaradda dib u dejinta ee magaaladda Hargeysa taas oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradda, ugu horeynba waxa isagu hadalkooban ka soo jeediyey Wasiirkii hore ee dib u dejinta md Abshir waxana uu sheegay in mudadii uu joogay wasaarada ay horumar aad u balaadhan ku talaabsatay waxana uu intaas ku daray in wasaaraddani tahay mid qaranka Somaliland hawl aad u mihiim ah u haysa.

Waxa uu wasiirku halkaa ku wareejiyey dhamaan agabkii kala duwanaa ee ay wasaaradu lahayd kuwaas oo isugu jiray gaadiid iyo ducomenti kale ugu dambayntii waxa uu wasiirku mahad celin u jeediyey dhamaan masuuliyiintii iyo shaqaalaha wasaaradda isaga oo tilmaamay sidii fiicnayd ee ay u la soo shaqeeyeen mudadii uu xilka soo hayey

Sida oo kale waxa isna halkaa ka hadlay wasiirku xigeenka xilka lagu wareejiyey waxa uu halkaa ka cadeeyey in si daacad iyo xil kasnimo ah uu xilka u gudan doono waxana u mahad celiyey Wasiirka xilka wareejiyey Md Abshir.

Dhanka kalana sida ay sheegayaan ilo mihiim ah oo ku dhow dhow wasiirka xilka wareejiyay ayaa sheegaaya in mudane Abshir uu hada iyo waxii ka danbeeya uu u tafa xaydan doono sidii uu qayb laxaadleh uga qaadan lahaa sidii uu kor ugu soo qaadi lahaa shirkada isgaadhsiinta ee uu lahaa qaybta ugu balaadhan ee shirkadaasi oo ay wararku sheegayaan in uu hoos u dhac ku yimid mudooyinkii ugu danbeeyay, xiligan ayaa shirkadaha isgaadhsiinta ee ka hawl gala Somaliland ayaa ku jira loolan xooga iayaga oo soo bandhiga adeegyo kala gadisan oo aad u heer sareeya kuwaasi oo dhamaantood casri ahi,iyo sidoo kale adeega internetka oo ah kuwo aad u deg deg badan

__

Source: Qaran News


 

 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp