Somaliland Horta Website Somalilandhorta

SOMALILANDHORTA

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

Wasiirka Arrimaha Gudaha OO Beeniyey War Uu Maanta Qoray Wargeyska Jamhuuriya?
August 14, 2008


Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Ciro) ayaa si kulul u beeniyey war manta ku soo baxay wargeyska Jamhuuriya, warkaas oo sheegayey wareegto uu Madaxwaynaha Somaliland Md Daahir Rayaale Kaahin; wareegtadaas oo lagu amraayo in laga saaro guryaha dawladda dadka shicibka ah ee ku jira.

Wasiirku waxa uu warkaas ku tilmaamay been cad oo uu wargeysku sameeyey islamarkaana waxa uu waxba kama jiraan ka soo qaaday wareegtadaas waxa uu sheegay in xiitaa aanay jirin cid kale oo arintaasi soo saartay.

Waxa uu Wasiirka Arimaha Guduhu u soo jeediyey Wargeyska Jamhuuriya in laga rabo arintaas cadaynteeda, isaga oo warbaahinta dalka oo dhan uga digay arimahan oo kale waxana uu u soo jeediyey warbaahinta in aanay wax kasta iska qorin ee marka hore cidda ay khusayso waxay qorayaan ay wax ka waydiiyaan.

__

Source: Qaran News

 




 


 


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Map


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp