Haye maxaa laguu sugay Aw-Salla-Waat.
Iba mee adeer?
Waar xaalkeygu soo gaadhi gaadhi saar ma ahayn oo tira adhiya abaarihii ani iyo
islaantii soo maanan raaci gaadhin.
Abaartu dalku wuu ka sinaaye, waatanse gugii hooraye, heshiiskan cusub ee
Jabuuti kasocdaa, balka waran?
Horta Jabuuti weynu jecelahay iyaduna xamarbey jeceshahay
xamarna collaada hubeysan bey jeceshahay heshiisku wuu wanaagsan yahay. Waxaanse
idin weydiiyey, haddey heshiiyaan innaga maxay innag yeeli?
Dee mooyi
Midkoodna hadh innoo jiidi maayo .
Markaa?
Markaa! Markaa? Balwaxaad ku hadlaysaan day? Waar soo la heshiiyaani li oran
maayo haddey
laheshiiyaan, kolhadii doorasho qabsan kari weydeen. Halkaan wax ka arkayo ayaan
wax laga arkeyn waxaan kabaqayaa in xaalkeenu noqdo , "Kubuubyo col kugu
soogaadh .