NEWS

TACSI

Innaa Lli Laahi Wa Innaa Li Laahu Raajucuun:

Aniga oo ku hadlaya magaca Somalilandhorta waxaan tacsi udiraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed Muuse. Geeridii lama filaanka ahayd ee ku timi Ilaahayna ha unaxariisto oo jano Niciima haka waraabiyo inana dhamaanteenbe Samir iyo iimaan Illaahay ha inaga siiyo.....AAMIIIN AAMIIIN AAMIIN

1) Yaasmiin Axmed Yuusuf
2) Basma Axmed Yuusuf
3) Abdifataax Axmed Yuusuf
4) Muuse Ibraahim Bookh
5) Seynab Mohamed Saciid
6) Fowsiya Mohamed Saciid
7) Igsiir Mohamed Saciid
8) Maxamed Sheekh Mohamed Saciid
9) Kamaal Sheekh mohamed Saciid
10) Ayaadi Maxamed Siciid
11) Saariya Mohamed Saciid
12) Tiriyaaq Mohamed Saciid
13) Maysara Mohamed Saciid
14) Axmed Sheekh Moxamed Saciid
15) Ibraahim Sheekh Mohamed Saciid
16) Faadumo Hasan Aw Cali
17) Sahra Hassan Aw Cali
18) Aamin Maxamuud
19) Daahir Weli
20) Ciiltire, Ahmed

Waxay dhamaantood ba u dirayaan tacsi geeridii lama filaankee ku timi, adeerkood ama abtigood Marxuum Maxamed Muuse Caalin ooy leeyihiin kuweynee kumanaan iloobin .
by Yasmin Ducaale


 

  
 


 

 



 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].