|
|
XIKMADDA TODOBAADKA
|
|
|

October 24, 2007
Aw-Salla-Waat Maalintii Ciida Ayaa Noogu Kaa Dambeysee
Maxaa Dhacay?
Waar Shawaalkiiba La Soomay, Daggaalna Wuu Dhacay.
Haayee Xikmad Maxaad Haysaa?
Waar Ceelkaa Biyaha Yareeya Oo La Sugaa Intuu
Maaxanayo, Ee Ma Maqasheen Ninkii Rayaale Innuu Gabyay!
Khabar Jadiid Abu Qardaas! Balsoodaa.
Iga Hooya:
Dhulka waan ka soo fuuri jirey dhawr anoo maqqane),
Afartooda dhaadheer miyaanan dhuuxin niman dhaartay ?
Ma dhulkaanan soo dhigin nimey luquntu dheeraatay?
Dhukhdukhdiisi weeyaan af qudhac dhararaqdiisiiye ,
Dhiig Sokeeye key wada dhasheen yaan la dheel rabaye,
Ma cadaan dhirbaaxadda la helay dhamacna leefsiiyey
Dhababacada laamiga miyaad dhididkii roobmoodey?
Ma ku dhaatay S/Land dhalasho waa maadhe
Oo lalalaa! Waabu gabyaye
|
|
|
|