November 6, 2007
Aw-Salawaat, Beryahan Juuqmaad Odhane Maxaa dDhacay?
Duul Siyaasi Qasay Baanu Nahaye Miyaanu Kuu Noolahay?
Haye Balyara Dhaqaaji.
Af-ku-ciil-beel Ayeynu Nahaye Qoladan SHURO-NET Qabsatay
Waxaan Ubixiyey SHIRQOOL-NET.
Dalka Arrintani Ka Dhacdayna Lagabilaabo Maanta,
Waxaa La yidhaahdaa SHIRQOOLISTAN!