T A C S I

T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
November 24, 2007

Bahda soo saarta Somalilandhorta, Muuse Ibraahim Bookh, Reer Cali Aadan Mecaad, Reer Abshir Nuur Cumar, Reer Abdikariim Xasan Caalim, Ilmo Mahdi Kheyre, Shukri Kheyre, Reer Daahir Macalin Jibriil, Reer Ibraahim Maxamed Meecaad, Reer Muuse Xasan Ismaaciil, Reer Cali Askar Sugaal, Yaasiin Cabdi Muxumed iyo xaaskiisa, Reer Ilyaas Cabdi Muxumed, dhamaan waxay ka Tacsiyadeynayaan Dhamaan Reer Yuusuf Ducaale iyo Ilmo Jaamac Caabi geerida naxdinta leh ee ku timid Caasha Yuusuf Ducaale oo maanta ku geeriyootay wadanka Norway. Waxaan eebe ugu baryeyna in samir iyo iiman ka siiyo ehelkii ay ka geeriyootay. Gaar ahaan caruurteedii - Ilmo Jaamac Jaamac Caabi. Ilaahay marxuumada janadii haka waraabiyo inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiin.

T A C S I   Innaa Li-LLaahi Wa Innaa Ileyhi Raajucuun
Bahda soo saarta Somalilandhorta, Reer Axmed Yuusuf Ducaale, Reer Cali Aadan Mecaad, Reer Abshir Nuur Cumar, Reer Abdikariim Xasan Caalim, Ilmo Mahdi Kheyre, Shukri Kheyre, Reer Daahir Macalin Jibriil, Reer Ibraahim Maxamed Meecaad, Reer Muuse Xasan Ismaaciil, Reer Cali Askar Sugaal, Reer C/Fataax Axmed Yuusuuf Ducaale, Basma Axmed Yuusuf Ducaale, Sayigeeda iyo caruurteeda, Yaasmiin Axmed Yuusuf Ducaale iyo inamadeeda, Yaasiin Cabdi Muxumed iyo xaaskiisa, Reer Ilyaas Cabdi Muxumed iyo Muuse Ibraahim Bookh, dhamaan waxay ka Tacsiyadeynayaan Qudub-u-Zamanka, Al Imaan, Sheekh Sacad Sheekh Ibraahim, Gudoomiyaha World Paece Orgonazation geeridii ku timi xaaskiisa Faadumo Shariif Mohamed , Allah ha u naxaruiistee iyagoo isla markaa ka tacsideynayaa geeridaa caruurteedii, eheladeedii; marxuumada oo lagu aasay Minnesota shalay jimcihii. Ilaahay marxuumada janadii haka waraabiyo inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiin.

 


 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].