Aw-Sallawaat,
waadigii walaacsanaaye, xaaladda dalka ka waran ?
Horta khallaawadii waa la iga aqbala. Allaa mahadleh.
Hadaba xaaladan cusub xiggmad ku fadhiisi
Gabaygaba xigmaddu way ku jirtaaye aan ku dhaanteyno,
"Waaba Beryey
Bilicsan
Aroorya Baxsan
Maalin Boqran."