|
|
XIKMADDA TODOBAADKA
|
|
|

August
10, 2007
Aw-Sallawaat,
Arrini Murrugtay.
Xadhiggii Qaran iyo Mushkilladii Komishanka
Ayaa Is Barkadey.
Maxaad ummaleyn?
Aw-Sallawaatbaa, Intuu Luqluqday,
Wardigii Bilaabay Isagoo Dhoosha Ka Qoslaya,
Yidhi : 'Siday u Indho Xun Tahay Umma Allah-La'a.'
|
|
|
|