XIKMADDA MAANTA


Xigmadda Maanta & Aw-Salla-Waat Bulsho Sawire


August 15, 2007

Aw-Aw-Sallawaat, dhowr cisho kumanaan arage maxaa dhacay?
Khilaafkan dami waayey ayaan khalwo galayoo gudidan dhexdhexaadinta ayaan rajeynayaa in ay wax daweyso ee bal aamiin dhaha.


Aamiine, Aw-Salawaadoow xigmaddan ku jirtaa waa maxay in xisbiyadu yidhaahdaan, "Taageerayaashayada" oo aanay odhan "Xubnahayaga,"?


Xigmadda ku jirtaa waxa weeyaan, qofku laba meelood xubin kama wada noqon karo beeshana waa ka xubin, xisbigana waa u taageere
.

 


 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].