XIKMADDA MAANTA


Xigmadda Maanta & Aw-Salla-Waat Bulsho Sawire


August 8, 2007

Aw-AwSallawaadoow, Xiggmadan Golaha Guurtidu Ka Fadhiyaa Immika Waa Maxay?
Adeer Maad igadeysaa?
Ceeb Allah Ha Asturo.


Xiggmadey Guurtidu Ku Shaqeyneysaa, Waa Celceliska(Average)Da'dooda oo 20-30 soo gaarsiiyaan, hadday 4sanno ee ay kordhisteen dhameystaan, markaa kii ka hoydaba wiilkiisu badalo.
Oo markaa sidey guurti u noqon?

Waxaynu u bixin Golaha Gabbanada, markaa siyaasadan ay wareeriyeen, ciyaaraha goboladana ha wareeriyaane, koox kubbadeed ha is ka soo saaraan.

 


 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].