SOMALILANDHORTA

Untitle Document

Contact us

Audio

Political Parties
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
Newspapers
Haatuf
Jamhuuriya
Somaliland Times
Maandeeq News
Websites
Aftahan
Ahlusunnah
Awdal News
Burco News
Djibouti Nation
Farshaxan
Hadraawi
Halgan Net
Hargeysa News
Hoyga Suugaanta
Hadhwanaag
Iqra Net
LongLive Somaliland
Poetry Archive
Qaran News
Shaaficiyah
Somaliland1991
Somaliland-Org
Somaliland-Future
Somaliland-Center
Somaliland Docs.
Somaliland Net
Somaliland Today
SomalilandGov
Sooyaal News
Togdheer News
Waaheen
Waridaad
Institutions
Amoud University
Burco University
Gollis College
Hargeisa University
NGO
APD
SOPRI

KULMIYE: THE PAST IS HAUNTING THE PRESENT
September 5, 2008 - By: Ahmed Ali Ibrahim Sabeyse

Twenty years ago, the Somali National Movement almost ran aground. At the time the Chairmanship of the organisation, the Chairman of the Executive Committee, and the Chairman of the Central Committee were all in the hands of one person. This type of organizational structure corrupts the decision making process. The result: Complete paralysis of the day today functioning of the organisation..........
Read More   |  Printer Version

Natiijada Kulankii Ugu Horreeyey Ee Wadahadallada Wejiga 2aad Ee Khilaafka Xisbiga KULMIYE
September 5, 2008

Kulankii ugu horreeyey wejiga labaad ee wadahadallada garabyada xisbiga KULMIYE ee khilaafku u dhexeeyo,ayaa xalay cawayskii si rasmi ah ugu bilaabmay hoteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa. Kulankan koowaad ee furitaanka wejiga labaad ee wadahadallada khilaaf-saarka dhinacyada KULMIYE ee sida weyn isugu maandhaafsan natiijada shirkii Golaha Dhexe ee xisbigu dhowaan.........
Read More   |  Printer Version

Kulan Heer Gobola Oo Ay Soo Qabanqaabiyeen Gudida Dhalinyarada Gobolka Sanaag Oo Bilawday
September 5, 2008

Mudooyin badana waxa dhacda in balanqaadyo la sameeyo lagu sheegayo in wax lagaga qabanayo. Gudida Dhalinyarada Gobolka Sanaag (SRYDC) ayaa waxay soo qabanqaabiyeen kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen dhalinyarta gobolka Sanaag, kulankaas oo lagaga hadlayey arimaha dibudhaca ku keenay gobolka Sanaag, ayaa dhalinyaradu ahaa kii ugu xasaasinaa ee dhalinyaradu ka yeelato..........
Read More   |  Printer Version

Zimbabwe: Tsvangirai Rejects Mugabe Ultimatum
September 5, 2008

MAIN opposition MDC leader Morgan Tsvangirai has rejected President Robert Mugabe's ultimatum — whose deadline was yesterday — for him to sign a power-sharing agreement or risk being left out of his cabinet. The move paved way for Mugabe to announce a new cabinet, delayed since early July due to ongoing talks. Mugabe is now expected to announce his cabinet any day from today.........
Read More   |  Printer Version

Waxa shalay Ilaa Xalay Socday Shirar Doceedyo Ay Labada Dhinac Mid Waliba Geestiisa Ugaga Tashanayaan
September 4, 2008

Wejiga labaad ee wadahalladii u dhexeeyey labada garab ee xisbiga KULMIYE ee sida weyn isugu khilaafsan natiijada shirkii Golaha Dhexe ee dhawaan lagu soo gebogebeeyey magaalada Burco oo la filayey in labada dhinac xalay isku soo horfadhiistaan, ayaan shuurtogalin, kadib markii sida la sheegay uu garabka Axmed-siilaanyo dalbday in dib loo dhigo furitaanka wejiga labaad ee wadahadallada..........
Read More   |  Printer Version

To unite All Somalis And Their Territories Became Impossible
September 4, 2008 - By Ibrahim Meygag Samater

In 1981, I defected from his regime and sought asylum in the US. After a few years, I became active in the liberation movement against the dictator, becoming one of the leaders of the Somali National Movement (SNM). Even though my official job was the representative of the movement in North America, more than half of my time was spent in the field among.........
Read More   |  Printer Version

Baadhista Hantidhawrka iyo Agaasimihii Maamulka & Lacagta Oo Si Kedis Ah Dalka Uga Baxay
September 3, 2008

Guddoomiye-ku-xigeenka Jaamacadda Hargeysa, isla markaana ah Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta Jaamacadda Mr. Maxamed Maxamuud Faarax (Madoobe), ayaa shalay si kedis ah dalka uga ambabaxay, iyada oo uu jaamacadda ku jiro odhat baadhaya qaabka loo maamulo hantida jaamacadda. Sida ay warar xogogaal oo u dhuun daloola arrimaha jaamacaddu xalay Jamhuuriya.........
Read More   |  Printer Version

Madaafiic Lagu Asqeysiiyay Xarunta Safaarada Yemen Ay Ku Leedahay Muqdisho
September 3, 2008

Sida ay sheegayaan ilo wareedyo aanu ka heleyno Safaarada Dowladda Yemen ay ku leedahay Magaalada Muqdisho, waxaa si Kmg ah loo joojiyay howlihii safaaradaas ee ka waday Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Caasimada. Wararka ayaa sheegaya in howlaha safaarada hakad loo geliyo sababo amaan awgeed, iyadoona Maanta Xoogaga Hubeysan ay Madaafiic ku garaaceen Xafiiska.........
Read More   |  Printer Version

27 Arday Oo Reer Somaliland Ah Oo Ka Qalin Jabisay Jaamacaddaha Suudaan
September 3, 2008

Waxaa dhawaan lagu qabtay magaalada Khortoum ee xarunta dalkan Sudan xaflad ballaadhan oo loogu magac daray (xafladda Qalin jabinta ardeyda reer Somaliland ee wax ka barata Sudan). Ardaydaasi qalin jabisay waxa halkaasi shahaadooyin lagu guddoonsiiyay ardeyda qalin jabisay oo ay tiradoodu ahayd 27 ardey. Ardayda qalin jabisay waxa ugu badnaa kulliyadaha.........
Read More   |  Printer Version

Shixnaddii U Horreysay Ee Agabka Hawlaha Diiwaagelinta Oo Dalka Soo Gaadhay
September 3, 2008

Shixnaddii u horreysay ee qalabka loogu talogalay in lagu fuliyo hawlaha diiwaangelinta codbixinyeyaasha yo doorashooyinka Somaliland, ayaa shalay ka soo degay madaarka Egal International Airport ee magaalada Hargeysa. Shixnadda agabka diiwaangelinta iyo doorashooyinka oo ay sidday diyaarad khaas ah, ayaa sida masuuliyiinta Komishanka Doorashooyinku sheegeen...........
Read More   |  Printer Version

Guddoomiye-Ku-Xigeenka Komishanka Iyo Gunaanadka Xulista Hawlwadeennada Diiwaangalinta
September 2, 2008

Guddoomiyaha-ku-xigeenka Komishanka Doorashooyinka Qaranka Mr.Cali Maxamed Xasan (Biikalo) oo maalmahanba ku sugnaa magaalada Burco, ayaa shaaca ka qaaday shalay inay soo gunaanadeen qorshe ay ardayda Jaamacadda Burco kaga dhex xulanayeen 120 xubnood oo ka qaybqaadan hawsha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee dhowaan dalka ka dhici doonta.........
Read More   |  Printer Version

Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Shaaca Ka Inay Qaban Doonaan Shir Aan Caadi Ahayn Hadday Fashilmaan Wadahadallada Socdaa
September 2, 2008

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Md. Jaamac Cabdillaahi Shabeel, ayaa shaaca ka qaaday in xubno soo gudbiyey mooshinka ay ku dalbanayaan in la qabto shirweyne aan caadi ahayn magacyadooda ay saxeexeen oo dhammaantood ka tirsan yihiin Golaha Dhexe ee KULMIYE, isla markaana uu mooshinkaas ansax yahay. Guddoomiye Jaamac Shabeel oo xalay.........
Read More   |  Printer Version

Warar Waabsan
September 2, 2008

Itoobiya and Djibouti ayaa hir gelinaaya Mashruuc ku wajahan dayactir fidsan oo Railway-ga labada dal isku xidh wax ka tari doona. Iyaba Waa Yaabe Maxamed Abuubakar oo ku dhashay wadanka Nigeria, ahna 84-Jir ayaa qabay 86 haweena. Maxkamad Islaamiya ayaa ku xukuntay dil, laakiin markuu 4 dumara mooyee intii kale furay ayaa dilkii laga saamaxay.

R A M A D A A N T A
September 1, 2008

Mahadi waxay u sugnaatay Eebe(subxaanahuu watacaalaa), Rabi baanan gargaar iyo denbi dhaaf waydiisanayeynaa, waxaanan ka magangalaynaa sharka nafteena iyo camaladeena xun, ka uu Eebe hanuuniyo cid luminaysaa ma jirto, kase uu lumiyo cid hanuuninaysaa ma jirto, waxaanan qirayaa inaanu jirin Ilaah xaq lagu caabudo ilaahay mooyaane, Muxamedna(amaanta iyo nabadgelyada eebe........
Read More   |  Printer Version

Ceerigaabo: Macalimiinta Dugsiyadii Hoose Dhexe Oo Shaqo Joojin Sameeyay
September 1, 2008

Waxaa maanta macalimiintu shaqo joojin ku sameeyeen dugsiyadii hoose dhexe ee xukuumadu maamulaysey ee degmada Ceerigaabo, ka dib markii ay ku soo rogeen ardada lacag kordhin, taas oo ardadu mudaharaad balaadhan ka samaysay ay ardadu kaga soo horjeedaan lacagta lagu kordhiyey, gudoomiyaha wasaarada waxbarashaduna mudane Jaamac Cabdi Muuse uu amar ku bixiyey inaan lagu kordhin lacagta, halkaas oo macalimiintu ku khilaafeen amarkii gudoonka waxbarashada gobobolka iyagoo maantana shaqo joojin sameeyey. Ardada ayaa lagu arkayey banaanka dugsiyada hoose dhexe halkaas oo aanay ka helin adeegii waxbarasho ee ay u baahnaayeen isla markaana kaga soo huleelay dugsiyadii iyagoon xisaskoodi soo qaadan.

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Ku Hanbalyeeyay Dhalashada Ramadaan
September 1, 2008

Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayale Kaahin, waxa uu maanta u diray dhambaal hambalyo oo uu umadda reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan gudo iyo dibedaba iyo guud ahaan dadka islaamka ah oo dhan ugu hambalyeynayo bishi Ramadaan ee barakaysanayd oo maanta kawsatay. Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisaasi ku yidhi “waxa aan umadda reer Somaliland iyo islaamka oo dhan ilaahay uga baryayaa inuu khayrkeeda iyo barakadeeda ina siiyo Bishaa Ramadaan , sanadka dambena inagu gaadhsiiyo Caafimaad , Barwaaqo iyo Bash Bash”.


Somaliland
Emblem


Hargeysa
Somaliland


Dadweynaha
Reer Somaliland


Somaliland
Passport


Somaliland
Money


Egal International
Airport


Somaliland
Flag


Somaliland
Stamp


Somaliland
Stamp

 

Visitors

Mission |  Home |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].