GUESTBOOK

We'd like to know what you think about our web site. Please leave your comments in this public guest book so we can share your thoughts with other visitors. We welcome all of your comments and suggestions.

Name:

Email:

Comments:


Sep 25, 2007 at 09:28:12 - Asma
salaam everyone... I like this website because it is my abti's , it is really fun and full of useful information. keep it up abti.
Sep 24, 2007 at 04:57:32 - mandeeq (mandeeq@hotmail.com)
maneeq gasar
Aug 21, 2007 at 23:38:08  - Khadra (muhiima99@hotmail.com)
ACWW.::::WAXA AAN AAD U JECELAHAY IN AAN KA MID NOQDO.::::DHAMAAN WAXAAN SALAAMAYAA HABDA WEB-KAN.
Jul 4, 2007 at 23:33:33 - Cali Cumar Xasan (afraad_4@hotmail.com)
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin dadaalka hagar la-aaneed ee aad ugu jirtaan danta dalka iyo dadka reer Somaliland, Ilaahay ha idiin fududeeyo hawsha culayska badan ee aad dusha u ridateen, iyo xilka aad sida goonida ahba isku saarteen, waan idiin mahadin celinayaa mar labaad.::::Ha jirto Somaliland oo ha joogto weligeed.::::Salaama Calaykum.

Jun 12, 2007 at 16:25:30  - Meecaad (None)
Waxan Jecelahay inaan hambalyo u diro soo saaraha websitka somalilandhorta. Waxan u arkaa websitekan mid aad u habaysan oo ka madaxbanaan weerar ku wejihan shaqsiyan.



 

 


Home |  News |  Literature |  Articles & Opinions |  Archive |  Photo Gallery  | Contact Information 

 Copyright @ 2006 Somalilandhorta. All rights reserved.
For problems or questions regarding this web contact [Webmaster].